Xukuumada Soomaaliya oo soo bandhigtay tirada Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Muqdisho

Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Khayre) ayaa looga hadlay arrimaha amniga, Qaraxii ka dhacay General Kaahiye, heshiis Wasaaradda Maaliyadda ay ku soo gashay Nairobi, Tartanka Ciyaaraha Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir iyo arrimo kale. Kualanka ayaa intii uu socday … Continue reading Xukuumada Soomaaliya oo soo bandhigtay tirada Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Muqdisho